Waftigii ugu cuslaa ee Puntland oo caawa ku sugan magaalada Badhan.

Magaalada Badhan ee xarunta gobolka Sanaag ayaa waxaa maanta gaarey waftigii ugu cuslaa ee ka socda Puntland kana koobnaa in ka badan 10 wasiir, wasiir ku-xigeeno, xildhibaano iyo shaqaale dowladeed.

Masuuliyiinta ka socda Puntland oo caawa ku sugan magaalada Badhan ayaa u jeedkooda ugu weyni yahay dhismaha golaha deegaanka Badhan, dardargelinta shaqada dowladda iyo arrimo.

DHEGAYSO

PUNTLANDPOST