Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Wasiirka Arimaha gudaha SL Iyo Feysal Cali Waraabe oo Kulmay

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin iyo hogaamiyaha xisbiga wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ku kulmay magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya.

Kulankaasi ayaa sidoo kale waxaa goobjoog ku ahaa hogaamiyaha cisbiga Ucid eng Faysal CLi waraabe.

Kulankaasi oo ahaa mid qarsoodi ah ayaan si dhab ah loo ogeyn waxa looga hadlay.

Siyaasiinta mucaaradka ah oo kusugan Nairobi ayaa ka wada kulamo kula duwan.

Puntland Post