Dowlada Soomaaliya oo war ka soo saartay hakinta duulimaadyadii Muqdisho iyo Nairobi

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaawar ka soo saartay go’aankii ay dowladda Kenya ku joojisay duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi.

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada ayaa lagu sheegay in go’aankaasi uu yahay mid siyaasadeeysan iyaga oo sheegay in ay xiriirna kala sameyn doonaan hey’adaha ay khuseyso arrintaan.

Dowlada Kenya ayaa hakisay duulimaadyadii tooska aheyd ee Muqdisho iyo Nairobi.

Hoos ka aqriso warsaxaafadeeeka.

Puntland Post