Jubbaland oo eedeeyn u jeedisay dowlada Soomaaliya

Maamulka Jubbaland ayaa eedeeyn kulul u jeediyay dowlada Federaalka Soomaaliya.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Jubbaland ayaa lagu sheegay in dowlada Soomaaliya ay masuul ka aheyd shaqaaqad ka dhacday garoonka diyaaraha ee magaalada Kismaayo oo u dhaxeeysay ciidamada Jubbaland iyo ciidamo ilaalo u ah Musharax Cabdinaasir Seeraar Maax.

Hoos ka aqriso qoraalka.

Puntland Post