Ra’isilwasaare Kheyre oo gaaray Kismaayo

Ra’isilwasaaraha xuukumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray goordhow magaalada Kismaayo.

Xubno katirsan wasiirada Ra’isilwasaare Kheyre ayaa ku wehlinaya socdaalkaan uu ku tagay Kismaayo.

Wafdiga Ra’isilwasaaraha ayaa si balaaran loogu soo dhoweeyay Kismaayo.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayqq kaga hortagay wafdigaan garoonka Kismaayo.

Amaanka ayaa si aad ah loo adkeeyay waxaana llaxiray inta badan wadooyinka Kismaayo.

Sawiro iyo faah faahin intaan ka badan dib kala soco insha allah .

Puntland Post