Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’isilwasare Abiy Axmed oo Nairobi ka dagay

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa caawa gaaray Nairobi.

Madaxaeyne Farmaajo iyo Abiy Axmed ayaa halkaasi maalinta berri ah waxa ay kula kulmayaan Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta.

Dowlada Itoobiya ayaa wado qorshe ay isugu soo dhoweeyneeyso dowladaha Soomaaliya iyo kenya oo xurguf siyaasadeed ay u dhaxeeyso.

Hoos ka Daawo Sawirada.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post