Guddiga doorashooyinka K/Galeed oo soo saaray xiliga ay dhaceeyso doorashada

Guddiga doorashooyinka maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo saaray jadwalka doorashada maamulkaasi Koonfur Galbeed.

Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay in maalinta Arbacada ah oo ku Beegan 19-Decembar ay dhici doonta doorashada madaxtinimo ee maamulkaasi.

Soo bandhigida Jadwalka doorashada ayaa ku soo beegmeeysa xili maanta la xiray musharaxa madaxweynaha Koonfur Galbeed Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland PostÂ