Banaanbaxyo lagu taageerayo Madaxweyne Farmaaajo oo ka socdo Muqdisho

Banaanbaxyo Ballaaran ayaa waxa uu ka socdaa Saaka qeybo Ka mid ah Magaalada Muqdisho.

Banaanbaxyadaan ayaa waxaa lagu taageeyaa madaxwnaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Dibad baxayaasha ay socod ku marayaan wadooyinka Magaalada Muqdisho.

Boorar ay ku xardhabyiin sawirka madaxweynaha Soomaaliya iyo erayo lagu taageerayo ayeey wataan dadkaasi dibad baca dhigaya.

Amaanka ayaa si aad ah loo adkeeyay waxaana lagu arkayaa wadooyinka ciidamada Booliska Soomaaliya.

Dibad baxaan ayaa waxaa soo abaabulay maamulka gobolka Banaadir ee dowlada Soomaaliya

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay Mooshin ka soo gudbiyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post MuqdishoÂ