Qaraxyo Iyo Weerar Lagu Qaaday Saaka Xarun Ku Taalla Gaalkacyo

Gaalkacayo-[Puntland Post ]Wararka naga soo gaaraya Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxyo iyo rasaas laga maqlay Magaladaas.

Wariyeyaal ku sugan Magalada Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegeen in qaraxyada lagu weeraray Xarun uu Koonfurta Magalada Gaalkacyo ku leeyahay Wadaad lagu Magacaabo Sheekh Cabdiweli Sheekh Cali Cilmi Yare.

Xarunta ayaa waxaa ku sugan Dhalinyaro farabadan iyo Wadaadka lagu Magacaabo Sheekh Cabdiweli Sheekh Cali Cilmi Yare
la soco Faah-Faahin insha allah Puntland Post