Gudida doorashada Koonfur Galbeed oo soo saaray Jadwalka doorashada Madaxweyne

Guddiga doorashada maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa soo saaray jadwalka doorashada iyaga oo sheegay sida ay wax u dhacayaan.

Guddiga ayaa sheegay is diiwaan gelinta Musharaxiinta ay socon-doonto 22-23-ka bishan, halka musharaxiinta Madaxweynaha ay khudbeyn-doonaan 25-26-ka bishan.

Doorashada Madaxweynaha ayaa la qaban doonaa 28-ka bishan November, oo ku beegan Arbacada soo socota.

Cabdiqani Boos 

Puntland PostÂ