Ku dhawaad 20-xildhibaan oo ka tirsan Baarlamanka Federaalka Soomaliya ayaa maanta Guddoonka Golaha shacabka Baarlamanka Soomaaliya horgeeyay Mooshinka Saldhiga Malatari ee Magaalada Berbera ee wada galeen Somaliland iyo Dowladda Isutaga Imaaraadka Carabra.
Xildhibaanada Baarlamanka Soomaliya ayaa loo qeybiyay Mooshinka.

Warbaahinta Puntland Post Waxaa Arintaasi uga warbixiyay Xildhibaan Cabdulaahi Sh.Ismaaciil waxaana arintaasi ka wareeystay Wariye Xasan Maxamed Samatar Cowke oo Puntland Post uga soo Warama Muqdisho.
Hoos ka Dhageyso Wareeysiga.
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post Muqdisho