Allaha u naxariistee waxaa goordhow inta u dhaxeeysa Laascaanood iyo Garoowe shil ugu geeriyooday Gudoomiyihii Gobolka sool ee Dowlada Puntland.
Allaha u naxariistee Mukhtaar Mahad ayaa gaarigii uu watay Shil ku galay sidaasina ugu geeriyooday Gudoomiyihii Gobolka Sool ee Dowlada Puntland.
Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa waxaa la geeriyooday mid kamid ah istaafkiisa.
Geerida marxuumka ayaa waxaa warbaahinta u xaqiijiyay qaar kamid ah ehaladiisa oo aan la xariirnay Allaha u naxariistee Mukhtaar Mahad.
Faah Faahinta Dib ugala soco Insha allahÂ
PUNTLAND POST