Xasan Sheekh oo Soo Dhoweeyay Go’aankii ICJ

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo xalay wariyaasha kula hadlay Xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Muqdisho ayaa soo dhoweeyay Go’aankii Maxkmada ICJ.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ay soo dhoweeynayaan go’aankaasi uu sheegay in tahay mid ay hormar u tahay Soomaalida.

Waxa uu sheegay in Taago badda Soomaaliyeed aanay ka tageeynin dowlada Soomaaliya .

Hoos Ka Daawo Shirka Jaraa’id ee Xasan Sheekh

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho