Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulankoodii ugu horeeyey ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa magacaabay guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.
Guddiga oo isugu jira Labada Aqal ee Barlamaanka Federaalka Soomaliya ayaa ka kooban 16 xubnood.
Sidoo kale Guddoonka Labada Aqal ayaa isla gartay in Xildhibaan Cabdiraxmaan Ducaale Beyle lagu kordhiyo , si xubnaha guddiga ay u noqdaan hal dheeri.
Hoos ka akhriso magacyada guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

PUNTLAND POST