Dumarka kashaqeeya Horumarinta Dacwada ee Gobolka Nugaal ayaa Shir Saxaafadeed ay ku qabteen Masjidka Al-Raxma ee Magaalada Garowe, waxay ku sheegeen in ay ka xun yihiin in gabdho Muslimiin ah intii Xijaabkii laga dhigay loogu badalay Saraawiil, taas oo ay ku tilmaameen wax laga xumaado .
Dhanka kale waxay wax laga xumaado kutilmaameen in labanaysto dhiiga Muslimiinta waxayna Cabaareeyeen Dilalka kadhacay Boosaaso maal mihii lasoo dhaafay.
Intaas kadib Waxaa goobta ay ka akhriyeen bayaan Kakooban 5 qodob.





