Goordhow Waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacay qarax kaasi oo la la eegtay goob aan sidaasi kaga dheereeyn Suuqa Bacadlaha Xamar weyne.
Hal qof ayaa ku dhintay mid kalena waa ku dhaawacmay qaraxasi oo ahaa nooca Miinada waxaana la la eegtay Suuqa Bacadlaha Xamar weyne Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir.
Ciidamado katirsan kuwo Dowlada Soomaaliya ayaa gaaray goobta qaraxa uu ka dhacay kuwaasi oo howlgalo ka wada iminka.
Faah Faahinta dib kala soco Insha allah.
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post Muqdisho