Madaxweyne Gaas oo Furaya Kalfadhiga 38-aad ee Baarlamaanka Puntland

Madaxweynaha Dowlada Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo sabti ah lagu wadaa inuu Furo Kalfadhigii 38-aad Ee Baarlamaanka Dowlada Puntland.

Munaasabada Furitaanka Kalfadhiga 38-aad Ee Baarlamaanka Dowlada Puntland ayaa hadda ka socoto Xarunta Baarlamaanka Dowlada Puntland.

Dhanka kale Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlada Puntland ayaa su’aalo la xadhiidha Hormarka Dowlada Weeydiin Doonaan Madaxweyne Gaas.

Arimaha la xadhiidha Doorashooyinka ayeey Noqon Doonaan Sida la sheegayo Su’aalaha ugu Badan Ee Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlada Puntland.

Faah Faahinta Dib kala soco Insha allah 

PUNTLAND POST