PUNTLAND POSTPuntland Post
Warka

Faysal Cali Waraabe Oo ka hadlay dagaalka Gaalkacayo

Share

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Somaliland Faysal Cali Waraabe oo la hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay dagaalada u dhaxeeya Puntland iyo Galmudug ee ka taagan Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Guduumiyuhu Waxaa uu ugu baaqay in ay dagaalka joojiyaan islamarkaana aysan dhibaateyn shacabka walaalaha ah ee kunool Gaalkacyo islamarkaana aysan dagaal waxaba ugu jirin .

Hoos ka dhageyso Codka Faysal Cali Warabe

CABDIQANI BOOS

PUNTLAND POST

1 comment

  1. Faysal, dadkii somalia burburiyey ayaa waxay isku dayayeen dhal dhac, iyo dad xasuuq.
    Hadalkaagu waa somalinimo kamooqatay Somalia, waa laga yaabaa inaad gaarto mas uuliyada xisbigaagu raadin.
    Majirto qof puntland udhashay oo cid ku duulay, oo dalkooda xad gudub ku sameeyey.

Leave a Reply