Madaxweynaha Soomaaliya oo Sagootiyay Guddiga Soomaliya u matalaya Maxkmada ICC

Madaxweynaha Dowada Federaalka Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xafiiskiisa kulan Sagootin ah kula qaatay Ergo Dowlada Somalia ay  u diray Maxkmada The Hague Ee Dalka Netherlands

halkaasi oo Maalinta bari ah lagu wado in ay ka Furanto Maxkmada u dhaxeeysa Dowladaha Somalia iyo oo ku Saabsan Dhanka Badda.

Madaxweyne Xasan Sheekh Ayaa Guddigaasi oo isugu jiro Aqoonyahano Soomaaliyeed Sharci yaqaano iyo Masuuliyiin katirsan Dowlada Somalia Dar Daaran u jeediyay.

Madaxweynaha  u rajeeyay in Ay Soo Guuleeysan Doonaan islamarkaasina ay Soo dhamaan doonto Muranka u dhaxeeya Somalia iyo Kenya ee ku saabsan Dhanka Badda.

1 2 3 4

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho