Daawo:- Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay dhismaha cusbitalka guud Gaalkacyo.

Madaxweynaha dawladda PuntlandDr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay wehelinayaan Madaxweyne ku-xigeenka DPL  Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey iyo guddoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa manta 05 September, 2016 si wada jir ah u dhagax dhigay dhisme cusub iyo sidoo kale barnaamij dib u dayactir loogu samayn doono cusbitalka guud ee magaalada Gaalkacyo.