Koobka kubadda cagta ee Ardayda Jaamacadda Boasso oo lasoo gaba-gabeeyay
Garowe(Puntland POST) Waxaa magalada Garowe gaar ahaan garoonka kubadda cagta iyo jir dhiska ee Clasic Stadiuom kusoo dhammaaday koob u… Sii akhri
Puntland Post kala soco warka cayaaraha Soomaaliya iyo kuwa adduunka oo ku qoran afka Soomaaliga. Ka akhriso warka Horyaalka Yurub iyo kuwa Ingiriiska, Isbayn, Jarmalka iyo Talyaaniga.
Garowe(Puntland POST) Waxaa magalada Garowe gaar ahaan garoonka kubadda cagta iyo jir dhiska ee Clasic Stadiuom kusoo dhammaaday koob u… Sii akhri
Kooxaha PSG iyo Manchester City ayaa barbaro 2:2 ah ku kala baxay kulanka lugta hore ee Champions Leaque-ga ee ay… Sii akhri
Garowe(Puntland Post) Xiriirka kubadda cagta Puntland ayaa maanta shaaciyay sharuudaha looga baahan yahay naadiyada heerka koowaad, kuwaasoo la sheegay inay… Sii akhri
Barcelona ayaa guul garoonkeeda Camp Nou kaga gaadhay kooxda Atletico Madrid oo qaybta hore gool kaga hormartay, laakiin laba gool… Sii akhri
Real Madrid ayaa guul soo laabsho ah ku soo gaadhay Camp Nou kadib markii 2-1 ay kaga takhalustay kooxda Barcelona,… Sii akhri
Garowe(Puntland Post) Guddiga xiriirka kubadda cagta Puntland ayaa maanta soo saaray qoraal lagu magacaabay gudoomiyaasha gobalada ee xiriirka kubadda cagta.… Sii akhri
Waxaa shalay magaalada Nyon ee dalka Switzerland lagu qabtay isku aadka wareega 8da ee Champions League iyadoo ay ka soo… Sii akhri
Barcelona ayaa ugudubtay wareega 8 da Champions League ka dib markii ay 3-1 kaga badiyeen Arsenal lugtii labaad ee wareega… Sii akhri
Kooxda paris saint-Germain ayaa Stamford Birdge ku garaacay 2-1 kooxda Chelsea ee horyaalka England ku lankii lugta labaad ee Uefa… Sii akhri
Kooxda Real Madrid ayaa iska xaadirisay wareega 8da ee koobka champions league kadib markii ay 2-0 kaga takhaluseen wareega 16ka… Sii akhri