Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Sports

Puntland Post kala soco warka cayaaraha Soomaaliya iyo kuwa adduunka oo ku qoran afka Soomaaliga. Ka akhriso warka Horyaalka Yurub iyo kuwa Ingiriiska, Isbayn, Jarmalka iyo Talyaaniga.

Xulka Iceland Oo Markii Ugu Horaysay U Soobaxay Wareega 16,ka Ee Koobka Qaramada Yurub .

Xulka Iceland ayaa si taariikhi ah ugu soo baxay wareega 16ka ee Euro 2016 waana markii ugu horeysay abid ee… Sii akhri

Posted on June 22, 2016June 22, 2016 by Desk

Kabtanka Xulka Egland Iyo Kooxda Manchester United Oo Sheegay Inuu waayihiisa Ciyaareed U Hibayndoono Kooxda Man Utd Ee Ku Ciyaarta Garoonka Old Trafford.

Posted on June 19, 2016June 19, 2016 by Desk

Garowe-(Puntlandpost)-WAYNE ROONEY ayaa diyaar u ah inuu qandaraas cusub u saxiixo kooxdiisa Manchester United waayihiisa ciyaareedna ku soo afjaro Old… Sii akhri

Lama Filaan: Xulka Yar ee Iceland oo Barbaro laga Galay Portugal Kulankoodii Ugu Horeysay Ee Tartan Caalami

Posted on June 15, 2016 by Desk

  Xulka Iceland ayaa si taariikhi ah ku bilowday koobkoodii ugu horeysay abid ka dib markii ay barbaro 1-1 ah… Sii akhri

Wax Ka Ogoow Kulanka caawa dhexmari doona qaramada Portuga iyo Iceland

Posted on June 14, 2016June 14, 2016 by Desk

Cristiano Ronaldo iyo xulkiisa Portugal ayaa bilaaban doona tartankooda Euro 2016 marka ay wajahaan xulka tartankaan ku cusub ee Iceland… Sii akhri

Rabshado u dhaxeeyay Taageerayaasha kubada Cagta England iyo Russia oo ka dhacday France

Posted on June 12, 2016June 12, 2016 by Desk

Marseille-(Puntland Post) Waxaa xalay Rabshado  hareeyeen bilowgii iyo dhamaadkii kulankii kubadda cagta ee dhexmaray xulalka England iyo Ruush-ka ku lan… Sii akhri

France oo guul ka gaaray Romania Furitaanka Euro 2016

Posted on June 11, 2016 by Desk

France-(Puntland post) Dimitri Payet ayaa noqday geesiga xulka France ka dib markii uu waqtiga dhimashada u dhaliyay goolka guusha kulankii… Sii akhri

Tartanka kubadda Cagta ee Bisha Ramadan oo ka furmay garoonka Classic stadium Garowe

Posted on June 8, 2016June 8, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Tartanka kubadda cagta bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa xalay ka bilowday garoonka kubadda cagta iyo jir dhiska ee… Sii akhri

Kooxda Real Madrid oo markii 11-aad Hanatay Koobka Champions League-ga

Posted on May 29, 2016May 29, 2016 by Desk

Milano-(Puntland Post) Kooxda Real Madrid ayaa markeedii 11-aad ku guuleysatey Champions League-ga markii ay rigore 5-3 ku garaaceen kooxda Atletico… Sii akhri

Warbixin: Finalka Champions League ee Real Madrid vs Atletico Madrid, Tartan Kooxeedka Ugu Weyn Caalamka Oo Caawa Soo Xirmaya

Posted on May 28, 2016May 28, 2016 by Desk

Milano-(Puntland Post) Indhaha Mucaashaqiinta kubada cagta ayaa ku sii jeeda magaalada Milano ee dalka talyaaniga halkaa soo uu ka dhici… Sii akhri

Barcelona Oo Xili Ciyaareedkii Labaad Oo Xidhiidh Ah Ku Guulaystay Copa Del Rey

Posted on May 23, 2016May 23, 2016 by Desk

Madrid-(Puntland Post) Kooxda Barcelona ayaa ku guuleystay xili ciyaareedkii labaad oo xidhiidh Copa del Rey iyagoo 2-0 ku garaacay kooxda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close