Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Sports

Puntland Post kala soco warka cayaaraha Soomaaliya iyo kuwa adduunka oo ku qoran afka Soomaaliga. Ka akhriso warka Horyaalka Yurub iyo kuwa Ingiriiska, Isbayn, Jarmalka iyo Talyaaniga.

Manchester United Oo Ku Dhawaaqday Iney Dhameystirtay Saxiixa Weeraryahan Zlatan Ibrahimovic

Garowe-(Puntlandpost)-Manchester United ayaa lasoo wareegtay weerayahanka ree Sweden ee Zlatan Ibrahimovic kaasoo uu hore u dhamaaday qandaraaskiisii kooxda PSG ee… Sii akhri

Posted on July 1, 2016July 2, 2016 by Desk

Waa Kuma Garsooraha Dhex-dhexaadin Doona Kulanka Indhaha Caalamku Wada eegayaan Ee Germany Vs Italy Iyo Garsoorayaasha Kale Ee La Shaqayn Doona ?

Posted on June 30, 2016June 30, 2016 by Desk

Garowe-(Puntlandpost)-Xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA ayaa garsooraha ree Hungary ee Viktor Kassai  u magacawday in uu dhex dhexaadiyo kulanka… Sii akhri

Muxuu Cristiano Ronaldo Ka Yiri Go’aankii Uu Messi Kaga Fariista Wadankiisa Iyo Oo Hinti Leo Kadib Guuldaradii Chile ?

Posted on June 29, 2016June 29, 2016 by Desk

Garowe-(Puntlandpost)-Xidiga sida weyn ula xifaaltama Lionel Messi ee Cristiano Ronaldo ayaa si qiiro leh uga hadlay guuldaradii markale xulka Argentina… Sii akhri

Liverpool Oo Ku Dhawaaqday In Ay Dhamaystirtay Saxiixa Sadio Mane

Posted on June 28, 2016June 28, 2016 by Desk

Garowe-(Puntlandpost)-Kooxda Liverpool ayaa ku dhawaaqday in ay dhamaystirtay saxiixa xidigii kooxda Southampton ee Sadio Mane. Liverpool ayaa ku guulaystay saxiixa… Sii akhri

Hordhaca Kulanka Italy V.S Spain, Azzuri Oo Rajaynaysa Inay Caawa ka Aarsato Xulkii Koobkaan Ka Qaaday Afar Sano Ka Hor

Posted on June 27, 2016June 27, 2016 by Desk

Garowe-(Puntlandpost)-Italy ayaa caawa la kulmi doonta xulkii afar sano ka hor koobkaan ka qaaday ee Spain oo ay isku qaban… Sii akhri

Argentina Iyo Chile Oo Isku Diyaarinaya Finalkii Copa America 2015 Iyo 2016 Iyo Argentin Oo Doonaysa In Ay Markeeda Chile Ka Aarsato

Posted on June 26, 2016June 26, 2016 by Desk

Waa hadda ama maya waligeed!, xulka qaranka Argentina ayaa garbahooda ka dareemaya culays wayn waxayna sanadkii labaad oo xidhiidh ah… Sii akhri

Shaxda Rasmiga Ah Ee Wales v Northern Ireland, Gareth Bale Iyo Asxaabtiisa Wales Oo Doonaya In Ay Markale Taariikh Sameeyaan.

Posted on June 25, 2016June 25, 2016 by Desk

Xulalka qaramada Wales  iyo Northern Ireland ayaa iskaga hor imanaya kulanka labaad ee wareega 16 ka ee Euro 2016. Wales oo… Sii akhri

Waa Kuma Garsooraha Dhexdhexaadin Doona Kulanka Adag Ee Italy & Spain ?

Posted on June 25, 2016June 25, 2016 by Desk

Garsooraha dhexdhexaadin doona kulanka adag ee Italy iyo Spain ee Euro 2016 habeenka isniinta waa garsooraha Turkiga Cuneyt Cakir. Kulankaan… Sii akhri

Gareth Bale Oo La Sheegay inuu Yahay Xiddigii Ugu Fiicnaa Wareega Group-yada Ee Tartanka Euro 2016.

Posted on June 24, 2016June 25, 2016 by Desk

Halyeeyga Wales Gareth Bale ayaa loogu codeeyay xiddiga ugu fiican tartanka Euro 2016 wareegiisa group-yada sida ay ugu codeeyeen akhristayaasha… Sii akhri

EURO 2016: Sidee Iskugu Aadeen Qaramada Yurub Wareega 16,ka Ee EURO 2016?

Posted on June 23, 2016 by Desk

 (Yurub) 23 Juunyo 2016 – Waxaa dhamaystirmay isku aadka wareegga 16-ka tartanka qarammada Yurub ee Euro 2016, waxaana isku aaday xulal… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close