Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Puntland

Sarkaal ka tirsan Puntland oo lagu dilay Gaalkacyo

Gaalkacyo- (PUNTLAND POST) Kooxo hubeysan ayaa Xalay Waqooyiga magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ee  Puntland waxa ay ku toogteen… Sii akhri

Posted on April 22, 2017April 22, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Puntland oo gaarey Magaalada Bahar-Daar Ee Dalka Itoobiya kana qeybgeli doona Shirka Tana Forum

Posted on April 21, 2017April 21, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ayaa maanta gelinkii danbe 21April 2017 si balaadhan… Sii akhri

Maxaa looga hadlay shirkii maanta Golaha Wasiirada Puntland?

Posted on April 20, 2017April 20, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Puntland oo Safar Shaqo ugu Amba Baxay Dalka Itoobiya

Posted on April 20, 2017April 20, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20 April 2017  safar shaqo ugu amba baxay magaalada Addis… Sii akhri

Madaxweeynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyay Gaalkacayo

Posted on April 18, 2017April 18, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyey… Sii akhri

Kulanka ay yesheen Madaxda DFS iyo Dawladdaha Xubnaha ka ah DFS oo laga soo saaray qodobo muhiima.

Posted on April 17, 2017April 17, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Madaxda DFS iyo Dawladdaha Xubnaha ka ah Dawladda Fadaralka ayaa maanta 17… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ka qeybgalay shir looga hadlayo abaarta Somalia

Posted on April 16, 2017April 16, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 16 April 2017 ka qaybgalay kulan lagaga hadlayey xaalada abaareed… Sii akhri

Maydadka Laba Ruux oo la dilay oo lagu arkay Xeebaha Durduri ee Gobolka Sanaag

Posted on April 16, 2017April 16, 2017 by Cowke

Maydadka Labo ruux ayaa xalay Saqdii dhexe abaarihii 2:30 habeenimo waxaa la soo dhigay Xeebtay Magaalada Dur Duri ee Gobolka… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ka qeyb galay Shir ay maanta yeesheen Madaxda DFS iyo Dawladdaha Xubinta ka ah

Posted on April 15, 2017April 15, 2017 by dalsan

Madaxweynah Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ka qayb galay shirka ay yeshaan  madaxda DFS iyo Dawladdaha… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho Kula kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Posted on April 15, 2017April 15, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 15 April 2017 kulan kula qaatay magaalada Muqdisho Safiirka Dalka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close