Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Guddoomiye Sanyare: Danbiile Shabaab ah oo wax dilay inta qabanno Qabiil u sii dayn mayno

Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa markii u horraysay jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeeray qaar kamid… Sii akhri

Posted on July 11, 2021July 11, 2021 by News Office

Wasiir ka tirsan Puntland oo dhaliil u jeedisay Culimaa’udiinka

Posted on July 11, 2021July 11, 2021 by News Office

Wasiir ku xigeenka Haweenka dowladda Puntland, Sahra-kiin Cabdi Xirsi, ayaa si adag uga digtay Culimaa’udiinka in ay hor istaag ku… Sii akhri

Weerar lagu laayay nin iyo carruurtiis oo ka dhacay Gobolka Mudug

Posted on July 11, 2021July 11, 2021 by News Office

Wararka laga helayo degaanka Saax-qurun oo dhaca galbeedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, ayaa sheegaya in halkaas lagu laayay… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay Ugaas Maxamed Ugaas Haashi

Posted on July 11, 2021July 11, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan Garbahaarrey ayaa xalay booqasho sharafeed ugu tagay Ugaas Maxamed… Sii akhri

Yaa ku guuleystay doorashadii Itoobiya?

Posted on July 10, 2021July 10, 2021 by Desk

Xisbiga talada dalka Itoobiya haya ee EPP ayaa ku guuleystay doorashadii dalkaas ka dhacday 21 bishii hore ee Juun. Guddiga… Sii akhri

Saleebaan Cali Koore: “Aniga ayaa bixiyay amarka lagu soo xidhxidhay hablaha calanka Soomaaliya xidhtay”

Posted on July 10, 2021July 10, 2021 by cph

Hargeysa (Wararka PP) — Wasiirka Warfaafinta maamulka Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa sheegay inuu bixiyay amarka lagu soo xidhxidhay… Sii akhri

Khilaafka siyaasiyiinta Waqooyi oo saameeyay guddiga doorashada

Posted on July 10, 2021July 10, 2021 by Desk

Xubnaha guddiga maamulaya kuraasta labada aqal ee Somaliland ayaa maanta fadhi rasmiya oo ay yeesheen ku doortay shir gudoon cusub.… Sii akhri

Puntland: In ka badan 20 siyaasi oo isaga baxay urur Siyaasadeedka Mideeye

Posted on July 10, 2021July 10, 2021 by News Office

23 xubnood oo kamid ahaa as’aasayaasha urur siyaasadeedka Mideeye, ayaa maanta oo Sabti ah shaaciyay in ay isaga baxeen ururkaas.… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Rooble oo gaaray magaalada Garbahaarrey

Posted on July 10, 2021July 10, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta gaaray magaalada Garbahaarrey ee Gobolka Gedo Jubaland, halkaas oo si… Sii akhri

Khasaaraha qaraxa Muqdisho

Posted on July 10, 2021July 10, 2021 by Desk

Ilaa 8 qof oo isugu jira rayid iyo ciidan ayaa ku geeriyooday qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close