Garoowe: Cabdiraxmaan Faroole oo mar kale loo doortay Aqalka sare ee Baarlamanka dalka
Sen. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa maanta mar kale loo doortay xubin ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.… Sii akhri
Sen. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa maanta mar kale loo doortay xubin ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.… Sii akhri
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Filish ayaa xilalka ka qaaday afar gudgoomiyeyaasha degmooyinka gobolka, sida uu sheegay afhayeenka… Sii akhri
Xubno ka tirsan guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka Soomaaliya, ayaa saaka ku wajahan caasimadda Puntland ee Garoowe. Lix xubnood oo ka… Sii akhri
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa goordhaweyd soo saaray liiska qaar ka mid ah tartamayaasha kuraasta Aqalka Sare ee… Sii akhri
Xildhibaannada Baarlamanka Puntland, ayaa maanta oo Arbaco ah dooranaya xubnaha Aqalka sare ee laga soo doorto Puntland. Guddi ka tirsan… Sii akhri
Guddiga Hirgelinta Doorashada heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada kuraasta uu xalay shaaciyay Madaxweynaha Maamulka Galmudug… Sii akhri
Ugu yaraan 42 qofayaa la xaqiijiyey in ay ku geeriyoodeen Kaymaha ku gubanaya waddanka Algeria Wakaaladda Wararka Algeria ee APS… Sii akhri
Mombasa (Wararka PP) — Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo Mombasa kula kulmay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo maanta gaaray magaalada Mombasa ee dalka Kenya ayaa kulan la qaatay madaxweynaha… Sii akhri
Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland ayaa maanta oo Talaado ah shaaciyay guddiga qabanaya doorashada Aqalka sare. Guddooomiye Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa magacaabay… Sii akhri