Soomaaliya oo ka qayb-galaysa Shir weyne ka dhacaya Masar
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya , Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa ka qeybgalaya shir-weynaha arrimaha Shaqada iyo Shaqaalaha waddamada…
Open this website in Safari first.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya , Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa ka qeybgalaya shir-weynaha arrimaha Shaqada iyo Shaqaalaha waddamada…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa faray Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin in uu 48 saac gudohood ku soo gudbiyo…
Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye ku xigeenka guddiga doorashooyinka heer Federaal Mowliid Mataan, ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle.…
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa xaqiijisay in Ciidamo ka tirsan PSF-ta Puntland ku biireen dagaalka ka socda koonfurta Gobolka Mudug. Wasiir ku-xigeenka Amniga…
Wasiirada gaashaandhigga Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay xiriirka labo geesood ah iyo arrimaha gobolka, ka dib kulan jimcihii ku yeesheen…
Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa sheegay in ay si dhow uga la shaqeynayaan xulafadiisa Turkiga iyo Qadar sidii dib loogu furi lahaa…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa todobaadkan ku wajahan magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Madaxweyne Deni, oo weli ku maqan safar…
Weerar loo adeegsaday bambo gacmeed oo ay ku dhaawacmeen Saddex xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Hirshabeelle ayaa xalay ka dhacay magaalada Jowhar.…
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa u sheegay madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskiy in Maraykanka ay ka go’an tahay in uu Ukraine ka taageero…
Dagaalamayaasha Daalibaan ayaa la sheegay in ay si buuxda ula wareegeen Gobalkaasi oo ay haysteen Kooxda Xoogaga Iska-caabinta Daalibaan ee NRFA. Afhayeenka…