Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Hirshabeelle oo si ka duwan maamullada kale ku soo xuli doonta Aqalka Sare

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ballan-qaaday in uu muwaadin walba oo xaq leh, buuxiyana shuruudaha looga baahan yahay musharaxnimo… Sii akhri

Posted on September 2, 2021September 3, 2021 by Desk

Garowe: Islaan Ciise oo go’aamiyay nabad laga qaato colaada Saaxmaygaag iyo Sangajabiye

Posted on September 2, 2021September 3, 2021 by Desk

Odayaasha dhaqanka gobolka Nugaal ayaa isla qaatay in ay dhankooda nabad ka qaataan colaada ka taagan deegaanada Saaxmaygaag iyo Sangajabiye.… Sii akhri

Madaxweynaha Somaliland oo isku shaandheyn ku sameeyay golihiis xukuumadda

Posted on September 2, 2021September 2, 2021 by Desk

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xilka qaadis, bedel iyo magacaabid ku sameeyey qaar ka mid ah golihiisa wasiirada… Sii akhri

Dad Soomaaliyeed oo lagu weeraray dalka Canada

Posted on September 2, 2021September 2, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya dalka Canada, waxay sheegayaan in rag hubeysan ay gudaha magaalada Toronto ee dalka Canada dil iyo dhaawac… Sii akhri

Maraykanka oo Arxan-laawayaal ku tilmaamay Taalibaan

Posted on September 2, 2021September 2, 2021 by News Office

Janaraalka ugu sarreeya Ciidamada Mareykanka ayaa kooxda Taalibaan ku tilmaamay inay yihiin “koox arxan daran” isagoo sheegay in aysan kala… Sii akhri

Taliyaha Booliiska Gobolka Bari oo kormeeray saldhigyada Carmo iyo Ceeldaahir

Posted on September 2, 2021September 2, 2021 by News Office

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud, ayaa kormeer shaqo ku tagay Saldhigyada Magaaloyinka Carmo iyo Ceeldaahir oo… Sii akhri

Fanaankii Maxamed Aaden Shamuuri oo geeriyooday

Posted on September 2, 2021September 2, 2021 by News Office

Allaha u naxariistee waxa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Fanaankii Soomaaliyeed ee Hooballada Waaberi Maxamed Aadan Shamuuri. Geerida marxuumka wax… Sii akhri

Hantidhawrka Guud ee Qaranka oo amar dul dhigay wasiir Dubbe

Posted on September 1, 2021September 1, 2021 by Desk

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay in arrinta la xiriirta bixinta qayb ka mid ah dhulka Tiyaatarka Qaranka… Sii akhri

Dowlada Qatar oo ka digtay in la go’doomiyo Taalibaan

Posted on September 1, 2021September 1, 2021 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibedda Qatar ayaa Talaadadii ka digay in go’doominta Taalibaan ay hoggaamin doonto xasillooni darro horleh. Sheekh Mohammed bin… Sii akhri

Hirshabeelle oo dardar gelinaysa arrimaha doorashada Aqalka sare

Posted on September 1, 2021September 1, 2021 by News Office

Kulan ku saabsan dardar gelinta doorashada xubnaha Aqalka sare ee laga soo dooranayo dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa lagu qabtay magaalada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close