Shirweyne ka dhacay Madaxtooyada Puntland
Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe, waxaa maanta ku qabsoomay Shirweynaha Guud ee Shaqaalaha Madaxtooyada Puntland, Kaasi oo looga hadlay dardargelinta… Sii akhri
Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe, waxaa maanta ku qabsoomay Shirweynaha Guud ee Shaqaalaha Madaxtooyada Puntland, Kaasi oo looga hadlay dardargelinta… Sii akhri
Golaha Midowga Murashixiinta Muqdisho ayaa si weyn u cambaareeyay Raafkii Somaliland ka samaysay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. War-saaxafadeed… Sii akhri
Hay’adda u doodda xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa ku eedeysay kooxda Taalibaan in ay si sharci darro ah u… Sii akhri
Xiisadda colaadeed ee u dhexaysa Galmudug iyo Ahlusunna ayaa cirka isu shareertay iyadoo aysan jirin wax waan-waan ah oo laga… Sii akhri
Maamul cusub ayaa loo dhisay degmada Qandala ee Gobolka Bari kadib markii ay halkaas gaareen mas’uuliyiin ka tirsan Puntland. Gole… Sii akhri
Guddoomiyaha Gobolka Nugaal, Maxamuud Xasan Maxamed (Cawil Mataan), ayaa lagu wadaa in uu maanta si rasmiya ula wareego mas’uuliyadda Gobolka.… Sii akhri
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in xalay halkaas uu ka dhacay qarax lala eegtay mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle.… Sii akhri
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa lagu wadaa inuu maanta xaaladihii ugu danbeeyay ee colaadda Itoobiya warbixin kooban… Sii akhri
Agaasimaha Xafiiska Guddida arrimaha dibedda ee Guddiga dhexe ee xisbiga shuuciga dalka shiinaha. Mr. Yang Jiechi iyo la taliyaha Amniga… Sii akhri
Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dimuqraadiyeynta Puntland ayaa shaacisay liiska xubnaha golaha deegaanka degmada Qandala ee gobalka Bari. Xubnaha cusub… Sii akhri