Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Natiijada doorashada degmada Qardho oo la shaaciyay

Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa galabta si rasmiya u shaaciyay natiijada doorashada degmada Qardho. Degmada Qardho ayaa markii… Sii akhri

Posted on October 26, 2021October 26, 2021 by News Office

Madaxweyne Qoor Qoor oo si adag uga hadlay dagaalka Guriceel

Posted on October 26, 2021October 26, 2021 by News Office

Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa markii u horraysay ka hadlay colaadda ka aloosan magaalada Guriceel ee Gobolka… Sii akhri

Gudoomiye Sanyare oo kulan la qaatay Madaxa Cusub ee Xafiiska WFP Somaliya

Posted on October 26, 2021October 26, 2021 by News Office

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa kulan la qaatay Madaxa Cusub ee Xafiiska WFP ee Somaliya El-Khadir Doloum. Kulankan… Sii akhri

Dagaal culus oo ka dhacay degmada Afgooye

Posted on October 26, 2021October 26, 2021 by News Office

Dagaal culus ayaa xalay Al-shabaab iyo Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ku dhexmaray degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose. Sida wararku… Sii akhri

Ahlusunna oo war ka soo saartay dagaalka Guriceel

Posted on October 26, 2021October 26, 2021 by News Office

Hoggaanka Ahlusunna Waljamaaca ayaa ka hadlay dagaalka degmada Guriceel ay kula galeen Ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa Galmudug oo dhinac… Sii akhri

Puntland: Natiijada hordhaca ah doorashada degmada Ufayn oo la shaaciyay

Posted on October 26, 2021October 26, 2021 by News Office

Guddiga doorashooyinka KMG ah ee Puntland ayaa shaaciyay Natiijada hordhaca ah ee doorashadii ka qabsoontay degmada Ufayn Haddaba hoose ka… Sii akhri

Midowga Afrika oo ku baaqay in la sii daayo ra’iisal wasaarihii dalka Suudaan

Posted on October 26, 2021October 26, 2021 by News Office

Guddoomiyaha  Midowga Africa, ayaa walaac ka muujiyay waddanka Suudaan kadib markii ciidamada Milaterigu la wareegeen xukunka dalka. Guddoomiyaha Africa Muuse Faki… Sii akhri

Daacish oo sheegatay mas’uuliyadda qarax ka dhacay dalka Uganda

Posted on October 26, 2021October 26, 2021 by News Office

Ururka Daacish ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarax ay dad ku dhinteen oo Sabtidii ka dhacay maqaayad ku taalla dalka Uganda. Baarayaasha… Sii akhri

Urur Goboleedka IGAD oo war ka soo saaray xaaladda Suudaan

Posted on October 26, 2021October 26, 2021 by News Office

Xoghayaha Fulinta Urur Goboleedka IGAD ayaa walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee ka taagan waddanka Suudan. Xoghayaha ayaa si kulul… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo ka hadashay doorashada Puntland

Posted on October 25, 2021October 25, 2021 by Desk

Qaramada Midoobay ayaa soo dhaweysay doorashada qof iyo cod ee maanta ka dhacday saddexda degmo Qardho, Eyl iyo Ufeyn ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close