Laamaha Ammaanka Jubaland oo shir ka yeeshay Amniga Kismaayo
Laamaha ammaanka Jubbaland ayaa kulan ay ku yeesheen Magaalada kismaayo waxa ay isaga xog-wareysteen sugidda Amniga magaalada Kismaayo. Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay…
Open this website in Safari first.
Laamaha ammaanka Jubbaland ayaa kulan ay ku yeesheen Magaalada kismaayo waxa ay isaga xog-wareysteen sugidda Amniga magaalada Kismaayo. Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay…
Guddoomiyaha Gobolka Bari Ahna Guddoomiyaha Guddigga amniga Gobolka Senator Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta shir guddoomiyey shirka amniga Gobolka Bari ee…
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gelinkii dambe ee maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar uu Qadar…
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa ka codsaday Midowga Musharaxiinta in ay keenaan caddeymo muujinaya in Guddigu is hor taagay in uu qabto…
Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa saaka gaaray magaalada Muqdisho. Ex. Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid waxa…
Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa xalay sheegtay in ay hawlgal gaar ah ku dishay 12 sarkaal oo ka tirsan Al-shabaab. Hay’adda…
Wararka ka imaanaya Baladweyne ayaa sheegaya in Sadex caruur ah oo ka wada tirsan Hal qoys ay ku dhinteen labo kalena ku…
Qaar kamid ah odayaasha dhaqanka iyo Isimada oo dhex-dhexaadinaya dowladda iyo hay’adda PSF ayaa maanta shirar kala duwan Boosaaso kula qaatay mas’uuliyiinta…
Ciidanka loo yaqaan PMPF ayaa xalay cabsi aan jirin ka abuuray magaalada Boosaaso sida ay xaqiijiyeen goob-joogayaal kala duwan. Cutubyo ka tirsan…
Dowladda iyo hay’adda PSF, midna weli kama tanaasulin go’aankiisi hore, islamarkaana ma jiro wax wada-hadal ah oo dhexmaray labada dhinac. Labada dhinacba…