Video article Rooble: Ma jiro musharrax gaar ah oo aan wato
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caddeeyay in uusan musharrax gaar ah u wadin doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Ra’iisul wasaare…
Open this website in Safari first.
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caddeeyay in uusan musharrax gaar ah u wadin doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Ra’iisul wasaare…
Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hawgal qorshaysan ka fuliyay magaalada Garbaheerey ee xarunta Gobolka Gedo. Ciidamada Milatariga Soomaaliya oo ay weheliyaan Booliis…
Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay saaka ka dhacdo magaalada Baydhabo ee Dowlad Goboleedka…
Doorashada Golaha Shacabka (Aqalka Hoose) ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa si gaabis ah uga socota magaalada Muqdisho iyo dowlad goboleedyada, waxaana ilaa…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta safar ugu baxay magaalada Nairobi ee xarunta waddanka Kenya. Safarka Madaxweyne Deni ugu baxay magaalada…
Guddiga Doorashada heer Puntland ayaa maanta shaaciyay jadwalka Doorashada lix kursi oo kamid ah Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. Lixda kursi…
Guddiga doorashada heer dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa shaaciyay qabashada doorashada kuraasta ugu horreeysa ee Golaha Shacabka ee lagu dooranayo Magaalada…
Madaxa xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku booriyay hogaamiyayaasha caalamka inay sare u qaadaan cadaadiska saaran taliska militariga Myanmar si ay…
Dowladda Australia ayaa dalalka reer Yurub u soo jeedisay in ay siiso gaaska dabiiciga ah ee dareeraha loo beddelay, haddii Ruushku uu…
Lix ruux ayaa ku geeriyooday, saddex kalena waa ku dhaawacmeen, shil gaari oo maanta ka dhacay laamiga u dhexeeya tuulooyinka Salaama iyo…