Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland: Doorashada kuraas qaarkood xasaasi yihiin oo la shaaciyay

Guddiga doorashooyinka Federaalka ee heer Puntland ayaa shaaciyay doorashada 10 kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya. Qoraal… Sii akhri

Posted on December 26, 2021December 28, 2021 by Desk

Somalia: The Electoral Rift Can be Solved to Prevent Further Delays

Posted on December 26, 2021January 2, 2022

Is the Somalia Presidency interfering with the electoral process or is the Prime Minister prolonging his tenure by creating new… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Rooble oo isku baddelay labo Wasiir

Posted on December 26, 2021December 26, 2021 by Desk

Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Gaashaandhigga JFS ugu magacaabay Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac)… Sii akhri

Puntland oo la safatay Rooble

Posted on December 26, 2021December 26, 2021 by News Office

Dowladda Puntland ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay ka qaybgalka shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu hogaamiyo Ra’iisul wasaare… Sii akhri

Dhoobadaareed: Ciidammada Puntland Oo Dhan Waa Ciidammo Beeleed

Posted on December 26, 2021December 26, 2021 by cph

Boosaaso (Wararka PP) — Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobadaareed) ayaa si adag u dhaliilay go’aanka Madaxweynaha… Sii akhri

War-saxaafadeed: Rooble oo u jawaabay Farmaajo

Posted on December 26, 2021December 26, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble waxa uu aad uga xun yahay qoraalka saaka aroortii kasoo baxay Xafiiska… Sii akhri

Juxaa: Farmaajo wuxu sameeyay Af-genbigii labaad ee Soomaaliya ka dhaca

Posted on December 26, 2021December 26, 2021 by News Office

Wasiirkii hore ee Arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid (Juxaa) ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo af-genbi ku sameeyay Villa Somalia… Sii akhri

Faallo: Waa maangaabnimo iyo waqti lumis in farmajo lagula doodo dastuurka

Posted on December 26, 2021December 26, 2021 by News Office

Dr. Maxamuud Maxamed Culusow Faallo ku saabsan Baaqa fowdada ah ujeedadiisa lagu tilmaamay “Dhab U Jiheynta Doorashooyinka,” kana soo baxay… Sii akhri

Farmaajo: Rooble wuxuu gudan waayay waajibaadkii doorashada

Posted on December 26, 2021December 26, 2021 by Desk

Madaxweyne Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in Ra’iisul Wasaare Rooble gudan waayay waajibaadkii loo xilsaaray ee hoggaaminta… Sii akhri

Xukuumadda Federaalka oo ka hadashay eedeynta loo jeediyay Rooble

Posted on December 25, 2021December 25, 2021 by Desk

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay eedeynta dhul boobka ee loo jeediyay Ra’iisul Wasaare Rooble in ay tahay mid looga gol… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close