Wararkii u danbeeyay khilaafka u dhexeeya Madaxweyne Deni iyo Isimada Gobolka Mudug
Sida la xaqiijiyay waxa qabsoomi waayay kulan lagu waday in uu xalay dhexmaro Madaxweyne Siciid Deni iyo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle. Madaxweynaha…
Open this website in Safari first.
Sida la xaqiijiyay waxa qabsoomi waayay kulan lagu waday in uu xalay dhexmaro Madaxweyne Siciid Deni iyo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle. Madaxweynaha…
Isimada Beesha Cumar Maxamuud oo uu hoggaaminayo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ayaa bayaan ka soo saaray Doorashada Kuraasta Golaha Shacabka ee Hop#198…
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa soo dhaweeyay jadwalka dhameystirka doorashooyinka Soomaaliya ee ay xalay soo saareen Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT). Goluhu…
Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Canada, gaar ahaan magaalada Edmonton ayaa sheegay inay ka walaacsanyahiin weeraro dhawaan loo geeystay dhallinyaro Soomaaliyeed. Dhalinyarada ayaa…
Xoghayaha Guud ee NATO, Jens Stoltenberg ayaa Maanta oo Arbaca ah sheegay in ciidamada isbaheysiga NATO ay ku jiraan diyaar garow dagaal…
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka horyimid Jadwalka dhammaystirka Doorashada dadban ee uu shaaciyay Guddiga Doorashada heer Federaal (FIET). Galmudug ayaa sheegtay in…
Guddiga hirgelinta doorashada dadban ee heer Puntland ayaa maanta doortay guddoomiye ku xigeen cusub sida lagu sheegay war ka soo baxay guddigaas.…
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Md Durran Axmed Faarax ayaa Maanta la kulmay Danjiraha Dawladda Shiinaha ee Soomaaliya Danjire FEI…
Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo saaray jadwalka hannaanka loo marayo isu keenista, shahaado bixinta iyo dhaarinta xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka…
Guddiga Maamulka Doorashada Heer Puntland ayaa goordhaweyd shaaciyay jadwalka qabashada doorashada lixda kursi ee ka harsan xubnaha golaha shacabka ee laga soo…