Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Taliye hore uga tirsanaa Puntland oo saaka Boosaaso lagu dilay

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in saaka halkaas lagu dilay taliye hore oo Ciidamada Puntland. Taliyihii hore ee… Sii akhri

Posted on January 26, 2022January 26, 2022 by News Office

Dib u dhac ku yimid doorashada gudoomiyaasha saddexda degmo ee Qardho Eyl iyo Ufayn

Posted on January 26, 2022January 26, 2022 by News Office

Muran xooggan ayaa ka taagan doorashada duqa degmada Eyl ee Gobolka Nugaal, kaas oo u dhexeeya dowladda iyo urur siyaasadeedka… Sii akhri

Qormada sadexaad: Shirweynihii labaad ee Puntland, doorashadii Jaamac Cali Jaamac iyo wixii dhacay ka dib. (October 2001- May 2008)

Posted on January 26, 2022January 26, 2022

Qaybtii hore waxaynu ka sheekeenay dadaalkii marxuum Cabdullaahi Yuusuf oo la doortay 23 bishii Lixaad 1998 uu ka sameeyey dhismaha… Sii akhri

Laftagareen oo tababar u xiray ciidamo gaar ah

Posted on January 25, 2022January 25, 2022 by Desk

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta tababar u xiray dufcadii shanaad ciidamada gaarka ah ee madaxtooyada maamulkaas.… Sii akhri

Mustafe Jaamac Kediye oo lagu dhaawacay Laamiga u dhexeeya Garoowe iyo Laascaanood

Posted on January 25, 2022January 25, 2022 by News Office

Mustafe Jaamac Kediye oo uu dhalay Abwaanka Soomaaliyeed ee jaamac kediye Cilmi ayaa maanta lagu dhaawacay Laamigau dhexeeya Garoowe iyo… Sii akhri

Xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu qabtay Boosaaso

Posted on January 25, 2022January 25, 2022 by News Office

Laamaha Amniga Puntland ayaa sida la xaqiijiyay Boosaaso ku qabtay xubno ka tirsan Al-shabaab oo doonayay in ay qaraxyo ka… Sii akhri

Ciidamo hubaysan oo qabsaday xaafado ka tirsan Beledweyne

Posted on January 25, 2022January 25, 2022 by News Office

Ciidamo hubaysan oo uu hoggaaminayo Sarkaal lagu magacaabo Nuur Dheere ayaa saaka qabsaday qaar kamid ah Xaafadaha magaalada Beledweyne ee… Sii akhri

Lix kamid ah Kuraasta Golaha Shacabka oo maanta lagu doortay Muqdisho iyo Baydhaba

Posted on January 25, 2022January 25, 2022 by News Office

Doorashada qaar ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee gobollada waqooyi iyo Koonfur Galbeed ayaa maanta lagu doortay magaalooyinka Muqdisho… Sii akhri

Kuraas kamid ah kuwa Gobollada Waqooyi oo maanta lagu dooranayo Muqdisho

Posted on January 25, 2022January 25, 2022 by News Office

Doorashada saddex kamid ah Kuraasta Golaha Shacabka ee laga soo doorto Somaliland ayaa lagu wadaa in maanta ay ka dhacdo… Sii akhri

Shirweyne lagu qabanayo magaalada Garoowe

Posted on January 25, 2022January 25, 2022 by News Office

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Federalka Somaliya iyo Machadka Caafimaadka Qaranka (National Institute of Health (NIH)) ayaa lagu wadaa inay si wada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close