Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Kuraasta Banaadiriga oo la doortay

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu doortay 5 kursi ee beelaha Banaadirigu ku leeyihiin Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo… Sii akhri

Posted on February 25, 2022February 25, 2022 by Desk

Waqtiga doorashada Golaha shacabka oo la kordhiyay

Posted on February 25, 2022February 25, 2022 by Desk

Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa caawa habka fogaan aragga (ZOOM) ku yeeshay shir ay uga hadleen arrimo ay ka mid yihiin… Sii akhri

Shil dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Qardho

Posted on February 25, 2022February 25, 2022 by News Office

Shil gaari oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacleh ayaa xalay ka dhacay afaafka laga galo magaalada Qardho ee xigta dhinaca… Sii akhri

Boqor Burhaan oo ka hadlay shirkii isimada iyo Madaxweyne Deni

Posted on February 24, 2022February 24, 2022 by Desk

Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa ka hadlay shir ay maanta Boosaaso ku yeesheen isimadii ku jiray xiisadii PSF iyo Madaxweynaha… Sii akhri

Boosaaso: Maxaa looga hadlay shirka Golaha Wasiirada Puntland?

Posted on February 24, 2022February 24, 2022 by Desk

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa maanta oo khamiis ah ka dhacay shirkii todobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirada Puntland,… Sii akhri

Madaxweyne Deni iyo Isimada Gobolka Bari oo maanta kulmaya

Posted on February 24, 2022February 24, 2022 by News Office

Isimada Gobolka Bari oo uu hoggaaminayo Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa maanta marti qaad rasmiya u fidiyay Madaxweynaha Puntland Siciid… Sii akhri

Booliiska Gobolka Nugaal oo Hawlgal qorshaysan oo ka fuliyay Caasimadda Garoowe

Posted on February 24, 2022February 24, 2022 by News Office

Ciidanka Booliiska Gobolka Nugaal, oo kaashanaya Hay’adaha Sirdoonka Puntland, ayaa xalay hawlgal qorshaysan ka fuliyay Caasimadda Garoowe. Hawgalka oo uu… Sii akhri

Ruushka oo weeraray Ukraine iyo Putin oo u digay Mareykanka iyo NATO

Posted on February 24, 2022February 24, 2022 by News Office

Ciidamada Ruushka ayaa gantaalo ku garaacay magaalooyin badan oo Ukraine ka tirsan, sida ay sheegeen saraakiisha iyo warbaahinta, kadib markii… Sii akhri

Farms dry up as lifeline river Shabelle turns to recreational use

Posted on February 24, 2022February 24, 2022

Around 30 farmers, fishermen and high school graduates aged between 20 and 30 years old are working on the banks… Sii akhri

Asaasaha Hiraal Institute oo iska fogeeyey warbixin ka beensheegtay Puntland

Posted on February 23, 2022February 23, 2022 by cph

Muqdisho (Wararka PP) — Asaasaha Hiraal Institute Maxamed Mubarak ayaa iska fogeeyey warbixin machadku ka qoray sida Al-shabaab hubka u… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close