Marxuum Garaad Maxamuud Mashqare oo maanta lagu aasayo degaanka Carrooley
Alle ha u naxariistee, Garaad Maxamuud Cismaan Mashqare aya lagu wadaa in maanta aas loogu sameeyo degaanka Carrooley oo ka tirsan Gobolka…
Open this website in Safari first.
Alle ha u naxariistee, Garaad Maxamuud Cismaan Mashqare aya lagu wadaa in maanta aas loogu sameeyo degaanka Carrooley oo ka tirsan Gobolka…
Ururka Al-Shabaab ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warkii xalay ka soo baxay hay’adda Sirdoonka NISA oo ay ku sheegeen in Al-shabaab…
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Saaladda Janaasada ku tukaday maydka Alle Ha’unaxariistee Garaad…
Taliye ku xigeenkii hore ee Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Ismaaciil Daahir Cusmaan ayaa sheegay in Villa Somalia waddo abaabul…
Madaxweynihii hore Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa sheegay in Qoraalkii xalay ka soo baxay Hay’adda NISA uu muujinayo isku-milanka NISA iyo…
Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan ayaa Aqalka Wakiillada DPL ku qaabilay Madaxa Kooxda Ilaalinta Xuquuqul…
Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa digniin ka bixisay shirqool sida ay sheegtay Al-shabaab la beegsan rabaan Madaxweyne Farmaajo iyo…
Dowlad Goboleedka Galmudug, ayaa sheegtay in ay aad uga walaacsantahay xaaladda khilaafka kasii daraya ee ku yimid hanaankii doorashada oo marayay meel…
Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in go’aanka uu Ra’iisul Wasaare Rooble ku baddelay xubno ka tirsan…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in uu xubinnimadii ka qaaday 2 xubnood…