Video article Maxuu yahay habraaca diiwaangelinta musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya?
Guddiga isku-dhafka ah ee qaban-qaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray habraaca diiwaangelinta musharaxiinta. Habraaca diiwaangelinta musharaxiinta Madaxweynaha ayaa ka kooban 9…