Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Yabooha siyaasadaysan ee Rooble iyo Dabka Qabsaday Suuqa Waaheen

Mabda’ ahaan in deeq dowladeed la siiyo dadka ku wax-beelay suuqa Waaheen waa yabooh wanaagsan. Dowladda federaalka ayaa sheegtay inay… Sii akhri

Posted on April 4, 2022April 4, 2022

Puntland iyo Qaramada Midoobay oo kulan gaar ah ka yeeshay Arrimaha Xuquuqal Insaanka

Posted on April 4, 2022April 4, 2022 by News Office

Kusimaha Madaxweynah Ahna Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxa… Sii akhri

Dowladda Jarmalka oo Ruushka ku eedaysay inuu dambiyo dagaal ka geystay Ukraine

Posted on April 4, 2022April 4, 2022 by News Office

Dowladda Jarmalka ayaa ku eedaysay Ruushka inuu dambiyo dagaal ka geystay dalka Ukraine. Jarmalka ayaa sheegay in tobanaan qof oo… Sii akhri

Shir looga hadlay xoojinta Amniga Garoonka Aaden Cadde oo Muqdisho lagu qabtay

Posted on April 4, 2022April 4, 2022 by News Office

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Durraan Axmed Faarax ayaa shir guddoomiyay kulan ku saabsan Amniga Garoonka diyaaradaha… Sii akhri

Shil khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Gobolka Karkaar

Posted on April 4, 2022April 4, 2022 by News Office

Wararka ka imaanaya Gobolka Karkaar ayaa sheegaya in shil khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay uu ka dhacay tuulada Yakka ee… Sii akhri

Haddii Baarlamaanka Cusub Noqdo Sida Shirkii Jabuuti 1991kii

Posted on April 4, 2022April 4, 2022

Go’aanka aan loo dhammeyn ee guddiga doorashooyinku ku diiwaangelinayo xildhibaannada mid lagu buuxsanayo kooram awood boobis ah. Kama duwanaan doono… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Dubai kula kulmay mas’uul ka tirsan DP WORLD

Posted on April 3, 2022April 3, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Dubai ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta yaa galabta kulan la qaatay… Sii akhri

Rooble oo armay in deg deg loo fasaxo lacag ku jirta xisaabta DFS oo loogu talogalay Somaliland

Posted on April 3, 2022April 4, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa amray in si deg deg ah loo fasaxo lacag dhan $… Sii akhri

Mudanayaasha labada aqal ee ilaa hadda qaatay shahaadada xildhibaanimo

Posted on April 3, 2022April 3, 2022 by Desk

112 mudane oo isugu jira Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa shalay iyo maanta qaatay shahaadada xildhibaanimo ee Baarlamaanka Federaalka… Sii akhri

War-saxaafadeed: Madaxweyne Siciid Deni oo lagu eedeeyay ballan ka-bax iyo caddaalad-darro

Posted on April 3, 2022April 3, 2022 by News Office

War-saxaafadeed ka soo baxay Beesha Ismaaciil Saleebaan (Majeerteen) ayaa si adag looga hadlay ballan ka-bax iyo Caddaalad-darro Beesha sheegtay in… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close