Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo maanta la dhammaystirayo

Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta la dhammaystiro islamarkaana la doorto Labada Guddoomiye ku xigeen.… Sii akhri

Posted on April 28, 2022April 28, 2022 by News Office

Ku simaha Madaxweynaha Puntland oo saaka safar ugu baxay Qardho iyo Boosaaso

Posted on April 28, 2022April 28, 2022 by News Office

Ku simaha Madaxweynaha dowladda Puntland ahna Madaxweyne ku xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa saaka safar ugu baxay magaalada Qardho… Sii akhri

Maxay ka dhigan tahay Guusha Aadan Madoobe?

Posted on April 28, 2022April 28, 2022 by cph

Muqdisho (Faallo PP) — Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa mar labaad noqday Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya. Wuxuu la soo shaqeeyay… Sii akhri

Aaden Madoobe oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya

Posted on April 28, 2022April 28, 2022 by News Office

Xildhibaan Aaden Maxamed Nuur (Aaden Madoobe) ayaa loo doortay Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya.… Sii akhri

Natiijada wareega kowaad ee doorashada guddoonka Golaha Shacabka

Posted on April 28, 2022April 28, 2022 by Desk

Xildhibaan Xasan Cabdi Nuur ayaa hoggaaminaya natiijada wareega kowaad ee doorashada guddoomiyaha Galaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Xasan Cabdi… Sii akhri

Maxaa ka cusub Teendhada Afisyooni?

Posted on April 27, 2022April 27, 2022 by Desk

Dood dheer kadib xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa isku afgartay in aysan doorashada qayb ka noqon 16-ka xildhibaan ee lagu soo… Sii akhri

Kuraastii Ceelwaaq oo lagu daray Liiska Xildhibaannada dooranaya Gudoonka Golaha Shacabka

Posted on April 27, 2022April 27, 2022 by News Office

Liiska Xildhibaannada Golaha Shacabka ee dooranaya Guddoonka cusub ayaa loo gudbiyay Hawlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS oo mas’uul ka… Sii akhri

Beesha Caalamka oo war ka soo saartay xiisadda ka jirta Muqdisho

Posted on April 27, 2022April 27, 2022 by News Office

Saaxiibada Beesha Caalamka ayaa ku baaqay in aysan mar danbe dhicin xiisado siyaasadeed iyo iyo dhacdooyin amni-darro oo dib u… Sii akhri

Wasiirka Amniga oo shaqo joojin ku sameeyay Taliye Xijaar

Posted on April 27, 2022April 27, 2022 by cph

Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa shaqo joojin ku sameeyay Taliyaha Booliska Gen. Cabdi Xasan Xijaar, oo… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo dalka dib ugu soo laabtay

Posted on April 27, 2022April 27, 2022 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ugu maqnaa dalka dibaddiisa ayaa saaka dib ugu laabtay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close