Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wararkii u danbeeyay ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya

Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta madaxweyne cusub u doortaan dalka. Muqdisho waxaa… Sii akhri

Posted on May 15, 2022May 15, 2022 by News Office

Dadkii Laascaanood laga barakiciyay magdhaw ayay xaq u leeyihiin

Posted on May 14, 2022May 28, 2022

Markii uu booqanayay Maraykanka dhowr toddobaad ka hor wuxuu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi sheegay in dhibta ugu weyn oo ay… Sii akhri

Musharrax Daahir Maxamuud Geelle oo ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya

Posted on May 14, 2022May 14, 2022 by News Office

Musharrax Daahir Maxamuud Geelle ayaa si rasmiya u shaaciyay in uu ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo lagu qado… Sii akhri

Xeer ilaaliye ku xigeenkii Puntland oo ku geeriyooday Hindiya

Posted on May 14, 2022May 14, 2022 by News Office

Alle ha u naxariistee Ku xigeenka Xeer Ilaaliyaha guud ee dowladda Puntland Maxamed Xareed Faarax ayaa daqiiqado ka hor ku… Sii akhri

Rajada dib loogu dooran karo madaxweyne Farmaajo oo sii yaraatay saacadihii u danbeeyay

Posted on May 14, 2022May 14, 2022 by News Office

Warar lagu kalsoonyahay ayaa xaqiijinaya in saacadihii u danbeeyay ay garabka madaxweyne Farmaajo ka baxeen xildhibaannadii ugu badnaa oo uu… Sii akhri

Magaalada Muqdisho oo bandow lagu soo rogay xilliga doorashada madaxweynaha

Posted on May 14, 2022May 14, 2022 by News Office

Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in bandow lagu soo rogay magaalada Muqdisho laga bilaabo 9:00pm fiidnimo ee Caawa ilaa 6:00am subaxnimada… Sii akhri

Guddiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo maanta kulan deg deg ah yeelanaya

Posted on May 14, 2022May 14, 2022 by News Office

Guddiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta yeeshaan kulan deg deg ah oo ku saabsan haddii ay… Sii akhri

Ingiriiska oo Cunaqabateeyn ku soo rogay shakhsiyaad ka ag dhow Madaxweyne Putin

Posted on May 14, 2022May 14, 2022 by News Office

Laga bilaabo markii uu bilawday Dagaalka milatari ee Ruushka uu ku qaaday Ukraine, dalalka reer galbeedka ayaa si is daba… Sii akhri

Dhiibistii Qalbidhagax oo dhimbil siyaasadeed noqotay

Posted on May 13, 2022May 13, 2022 by cph

Muqdisho (Wararka PP) — Cabdikariim Qalbidhagax oo in ka abadan afar sano ka hor Muqdisho laga qaaday si loogu wareejiyo… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka hadlay geerida madaxweynihii Imaaraadka Sheikh Khaliifa Bin Zayid

Posted on May 13, 2022May 13, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka iyo Dowladda Imaaraadka Carabta uga tacsiyeeyay geerida ku timid madaxweynihii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close