Markab 12 beri taagnaa badda oo ku soo xirtay dekedda Boosaaso
Xilli ay deegaannada Puntland ka jirtay baahi shidaalka noocyadiisa kala duwan ah, ayaa caawa dekedda magaalada Boosaaso waxaa ku soo… Sii akhri
Xilli ay deegaannada Puntland ka jirtay baahi shidaalka noocyadiisa kala duwan ah, ayaa caawa dekedda magaalada Boosaaso waxaa ku soo… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xusaya sannad-guurada 62-aad ee xornimada iyo midnimada dalka, ayaa ubax dhigey… Sii akhri
Labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel-mariyay miisaaniyadda dowladda ee 2022, kadib dood adag oo qaadatay sadex maalmood.… Sii akhri
Baarlamanka Puntland ayaa maanta loo gudbiyay Xisaab-xirka Miisaaniyadda sannadkii tegay ee 2021. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Cumar Xasan… Sii akhri
Xafiiska Hanti-dhawrka guud ee dowladda Puntland ayaa saaka looga yeeray xarunta Baarlamanka si loola xisaabtamo. Xafiiska ayaa warbixin ku saabsan… Sii akhri
Guddoomiye ku-xigeenka hay’adda Wadooyinka Puntland Ee PHA Cabdirisaaq Maxamed Xayir iyo Injineero ka tirsan PHA ayaa Kormeer ku sameeyay wadada… Sii akhri
Muqdisho (Wararka PP) — Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee barlamaanka Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa lagu eedeeyay inay jabisay xeer… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shir looga hadlay xaaladda Abaaraha oo ay ka qeybgaleen madaxda Hay’adaha Caalamiga… Sii akhri
Madaxweynaha Jubaland Ahmed Mohamed Islaam ayaa kormeeray qaybaha uu ka koobanyahay isbitaalka weyn ee Degmada Dhoobley. Kormeeerka Madaxweynaha oo ay… Sii akhri
Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa su’aal laga weydiiyay sababta ilaa iyo hadda loo fariisin waayay golaha degaanka… Sii akhri