Dhibaatooyin ka jira dooxada Dharoor ee gobolka Bari
Dooxada Dharoor oo hoostaga degmada Iskushuban ee gobolka Bari, kana mid ah dooxooyinka ugu caansan Soomaaliya ayaa waxaa ka dillaacay… Sii akhri
Dooxada Dharoor oo hoostaga degmada Iskushuban ee gobolka Bari, kana mid ah dooxooyinka ugu caansan Soomaaliya ayaa waxaa ka dillaacay… Sii akhri
Madaxtooyada Somaliland ayaa ka hadashay booqasho uu maanta madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ku tagay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.… Sii akhri
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf ayaa shalay xilka ku soo dhaweeyay ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u… Sii akhri
Gabal-dhicii galabta waxaa waqooyiga maagaalada Gaalkacyo ee Puntland lagu dilay nin lagu magacaabo Cabdicasiis Cali Barre Afey. Dilka ayaa ka… Sii akhri
Ciidamada Puntland ee dagaalamaya buureyda Calmiskaad ayaa soo banhigay xubin tirsan kooxda Daacish oo ay ku qabteen howlgal maanta ka… Sii akhri
Maxaabiista ku xiran saldhigyada magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa wajahaya xaalad adag oo dhanka nolosha ah, kaddib markii ay… Sii akhri
Sarkaal ka tirsanaa ciidanka militeriga Soomaaliya oo lagu magacaabi jiray Kornayl Cumar Cali Maxamuud (Macallin Cumar) ayaa xalay lagu dilay… Sii akhri
Addis Ababa (Wararka PP) — Dowladaha waaweyn oo adeegsanaya mabda’ kheyraadka la wadaago (global commons) ayaa Itoobiya ku cadaadinaya inay… Sii akhri
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Puntland Maxamed Baarri Shire ayaa sheegay in kooxda argagixisada Daacish ay ku milmeen dadka reer… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, halkaas oo uu… Sii akhri