Madaxweyne Deni oo ku wajahan magaalooyinka Qardho iyo Dhahar
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka ku wajahan magaalada Qardho halkaas oo lagu wado in uu uga sii gudbo… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka ku wajahan magaalada Qardho halkaas oo lagu wado in uu uga sii gudbo… Sii akhri
Weerar kale oo khasaare xooggan geystay ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho kadib markii hoobiyaal lagu garaacay xaafado ka tirsan… Sii akhri
Dowladda Soomaaliya ayaa Al-shabaab uga digtay in aysan carqaladeyn gargaarka banii’aadanimo ee loo wado dadka Soomaaliyeed ee abaartu saamaysay. Wasiirka… Sii akhri
Rasaas goos-goos ah ayaa weli laga maqlayaa Hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho halkaas oo ay ka dhex dagaallamayaan dabley hubaysan… Sii akhri
Rasaas iyo bambooyin ayaa weli laga maqlayaa gudaha hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho oo caawa fiidkii lagu qaaday weerar qaraxyo… Sii akhri
Weerar qaraxyo ku billowday ayaa goordhaweyd lagu qaaday hotel Xayaat oo ku yaalla aagga KM4 ee magaaalada Muqdisho. Koox hubaysan… Sii akhri
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda Puntland ayaa maanta la kulantay maamulayaasha iyo waaliddiinta dugsiyada xaafadaha kala duwan ee… Sii akhri
1967-kii, ayaa la aasaasay Ururkii ugu horreeyay ee Bulshada Bariga Afrika. Saddexda dal ee kala ah Kenya, Tanzania iyo Uganda… Sii akhri
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa berri loo dhaarinayaa xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka. Qoraal ka soo baxay… Sii akhri
Alle ha u naxariistee, Abwaankii weeynaa ee Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi ayaa maanta galimkii dambe lagu aasay xabaalaha Baqiic ee… Sii akhri