Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Baarlamaanka Jubaland oo muddo kordhin u sameeyay Axmed Madoobe

Golaha wakiilada Jubbaland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Kismaayo ayaa wax ka baddel ku sameeyay Dastuurka Jubaland. Xildhibaanada ayaa… Sii akhri

Posted on August 21, 2022August 22, 2022 by Desk

Farmaajo oo xildhibaan loo dhaariyay

Posted on August 21, 2022August 21, 2022 by Desk

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta loo dhaariyey xubinimo Golaha Shacabka oo abadiyan ah, kaddib markii uu… Sii akhri

Sudan says it won’t retaliate over Ethiopia’s Renaissance Dam filling, urges ‘cooperation’

Posted on August 21, 2022August 21, 2022 by Desk

Sudan on Thursday denied reports that it would take action after Ethiopia filled its Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD), instead urging “cooperation” between impacted… Sii akhri

Booliiska Soomaaliya oo shaaciyay in la soo af-jaray hawlgalkii Hoteel Xayaat

Posted on August 21, 2022August 21, 2022 by News Office

Taliska Booliiska Soomaaliya ayaa shaaciyay in xalay habeen barkii la soo af-jaray hawlgalkii Hotel Xayaat Muqdisho. Taliyaha Booliiska Soomaaliya S/Gaas… Sii akhri

Wasiir Fiqi oo ka hadlay dagaallada ka socda Gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya

Posted on August 21, 2022August 21, 2022 by News Office

Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa bogaadiyay dagaalka ciidamada xoogga dalka iyo dadka Gobolka Hiiraan oo… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo mashruuc cusub ka daah-furay magaalada Qardho

Posted on August 21, 2022August 21, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar ayaa saaka  daah-furay mashruuc cusub. Madaxweyne… Sii akhri

Faahfaahinta dil xalay ka dhacay magaalada Laascaanood

Posted on August 21, 2022August 21, 2022 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay halkaasi lagu dilay nin dhalinaro ah oo… Sii akhri

Ex. Madaxweyne Farmaajo oo maanta loo dhaarinayo Xubin sharafeed ka tirsan Baarlamanka

Posted on August 21, 2022August 21, 2022 by News Office

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah kulan ku yeelanaya Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.… Sii akhri

Weerarkii hotel Xayaat oo 24 saac kaddib, weli socda

Posted on August 20, 2022August 20, 2022 by Desk

Weerarkii xalay haddaa lagu qaaday hotel Xayaat ee Muqdisho ayaa weli socda, iyadoo dhismaha hotelka laga maqlayo qaraxyo iyo rasaas.… Sii akhri

Madaxweyaha Puntland oo waddo cusub ka dhagax-dhigay degmada Dhahar

Posted on August 20, 2022August 20, 2022 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku soo gaaray Degmada Dhahar ee xarunta Gobolka Haylaan, ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close