Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Somaliland: Xukuumadda Muuse Biixi oo soo saartay qodobo la xiriira doorashada

Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirrada Somaliland oo shir guddoomiyay Madaxweyne Muuse Biixi ayaa laga soo saaray lix (6) qodob… Sii akhri

Posted on August 25, 2022August 25, 2022 by Desk

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo soo gaaray Garowe

Posted on August 24, 2022August 24, 2022 by Desk

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Abshir Cumar Huruuse ayaa maanta soo gaaray magaalada Garowe ee… Sii akhri

Madax ka socota UNSOM oo booqday Xarunta Baarlamanka Puntland

Posted on August 24, 2022August 24, 2022 by News Office

Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Ahna Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta Aqalka Wakiillada ku qaabilay Wefti… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheikh oo ku wajahan Puntland

Posted on August 24, 2022August 24, 2022 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maalmaha soo socda ku wajahan Puntland gaar ahaanna caasimadda Garoowe sida ay xaqiijinayaan warar… Sii akhri

Puntland oo miisaaniyadda ka jartay Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha

Posted on August 24, 2022August 24, 2022 by Desk

Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa laga jaray miisaaniyaddii dastuuriga ahayd ee ku lahaa dowladda, sida uu warbaahinta u sheegay… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan aan caadi ahayn la qaatay Guddiga Amniga Qaranka

Posted on August 23, 2022August 23, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey shir aan caadi ahayn oo ay yeesheen Guddiga Amniga Qaranka ayaa… Sii akhri

DFS oo xukun ku riday Haweeney indhool ah

Posted on August 23, 2022August 23, 2022 by Desk

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun 5 sano oo xabsi dibad joog ah ku xiday haweeney ka mid… Sii akhri

Kulan Wadareedka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

Posted on August 23, 2022August 23, 2022 by News Office

Kulan wadareedka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Kulanka oo soconaya muddo laba maalin ah… Sii akhri

Wasiirka Duulista Hawada oo La Kulantay Agaasimayaal Ka Socday Hay’adda Duulista Rayidka

Posted on August 23, 2022August 23, 2022 by News Office

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Marwo Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa Kulan lagu daedar galinayo Shaqooyinka Hay’adda Duulista Rayidka… Sii akhri

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo kormeeray Ciidamada ku sugan jiidda Gobolka Hiiraan

Posted on August 23, 2022August 23, 2022 by News Office

Wasiirka Gaashaandhigga oo uu weheliyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa jiida hore ee gobolka Hiiraan ku komeeray ciidamada dagaalka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close