Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Muxuu yahay ujeedka safarka Ra’iisul Wasaare Xamse ee Tunisia?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta safarkii ugu horreeyay ee dalka dibadiisa ah uga baxay dalka… Sii akhri

Posted on August 26, 2022August 26, 2022 by Desk

Tedros Adhanom oo si adag uga hadlay xaaladda ka taagan Gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya

Posted on August 26, 2022August 26, 2022 by News Office

Madaxa hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa sheegay in ay xanuun gaar ah ku hayso xaaladda ka… Sii akhri

Xasan Sheekh iyo Siciid Deni oo xalay yeeshay kulan gaar ah oo albaabadu u xiran yihiin

Posted on August 26, 2022August 26, 2022 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay soo gaaray caasimadda Garoowe iyo Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan… Sii akhri

Qaramada Midoobay iyo Soomaaliya oo ka wada-hadlay Gargaarka iyo Taakuleynta dadka abaartu saameysay

Posted on August 26, 2022August 26, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa saaka Kulan la qaatay Ku-xigeenka Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ballanqaad u sameeyay militeriga ku sugan Beledweyne

Posted on August 26, 2022August 26, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Xamse Cabdi Barre ayaa kormeeray ciidamada militeriga ee ku sugan magaalada Beledweyne. Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa… Sii akhri

Golaha Shacabka oo ansixiyay xubnaha ku mateli doona guddiga dib u eegista dastuurka

Posted on August 25, 2022August 25, 2022 by Desk

Fadhi ay maanta yeesheen Golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay shanta (5) xubnood ee ku mateli doona guddiga kor… Sii akhri

Villa Somalia oo faahfaahisay safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Garoowe

Posted on August 25, 2022August 25, 2022 by Desk

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay safarka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu maanta ku yimid magaalada Garoowe ee xarunta dowladda… Sii akhri

Xasan iyo Xamse oo ka kala degay Garoowe iyo Beledweyne

Posted on August 25, 2022August 25, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadda soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa… Sii akhri

Puntland: Xagee ku dambeeyay Kalfadhigii Baarlamaanka, la xisaabtankii Xukuumadda iyo arrintii Garsoorka?

Posted on August 25, 2022August 25, 2022 by Desk

Baarlamaanka Puntland ayaa fadhi uu yeesho waxaa ugu dambaysay taariikhdu markay ahayd July 30, 2022, markaas Goluhu galay fasaxii xuska… Sii akhri

Itoobiya oo “dhabarjebin siyaasadeed” ku samaysay dowladda federaalka Soomaaliya

Posted on August 25, 2022August 25, 2022 by cph

tMuqdisho (Wararka PP) — Warsidaha Indian Ocean Newsletter ayaa wax ka qoray siyaasadda dowladda Itoobiya kula xiriirayso maamul federaaleedyada Soomaaliyeed… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close