Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey darajooyin loo asteeyey Degmooyinka Banaadir iyo shuruuc kale
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ka dhageystay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka… Sii akhri