Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Al-shabaab oo weerartay mid ka mid ah kantaroolada laga ilaaliyo Muqdisho

Kooxda Al-shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday bar kantarool oo ciidanka dowladdu ku yeeliyiin degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho. Weerarka… Sii akhri

Posted on October 28, 2025October 28, 2025 by Desk

Boqor Burhaan oo ku baaqay shir looga tashanayo aayaha Puntland

Posted on October 28, 2025October 28, 2025 by Desk

Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa ku baaqay shir looga tashanayo aayaha Puntland, maadaama buu yiri dowlad ahaan iyo dhaqan ahaanba… Sii akhri

Maxay ka wadahadleen Madaxweyne Deni iyo reer Mudug?

Posted on October 28, 2025October 28, 2025 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay madaxtooyada Garowe kulan kula qaatay isimada, ganacsatada iyo siyaasiyiinta gobolka Mudug, kaas oo… Sii akhri

Garashada Sancaysan (AI) oo loo adeegsaday samaynta qaansheegtooyin been-abuura ah

Posted on October 27, 2025October 27, 2025 by cph

New York (Wararka PP) — Shirkado badan ayaa lagu khiyaamayaa qaansheegtooyin been-abuur ah oo lagu sameeyay garashada sancaysan (AI). Shaqaale… Sii akhri

Xamse oo xilka ka qaaday mid ka mid ah golihiisa wasiirrada

Posted on October 27, 2025October 27, 2025 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xilkii ka qaaday wasiirkii shaqada iyo arrimaha bulshada, xildhibaan Yuusuf Maxmamed. Ra’iisul… Sii akhri

Muxuu yahay ajandaha kalfadhiga 57-aad ee Baarlamaanka Puntland?

Posted on October 27, 2025October 27, 2025 by Desk

Baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo insiin ah si rasmiga ah u shaaciyay ajandihiisa kalfadhiga 57-aad. Ajandaha waxaa lagu daray ka… Sii akhri

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo isu diyaarinaya shir

Posted on October 27, 2025October 27, 2025 by Desk

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee dhawaan lagu dhisay Nairobi kana kooban Puntland, Jubaland iyo Madasha Samatabixinta ayaa yeelanaya shirkii ugu horreeyay,… Sii akhri

Sida Deni u maarayn karo kala-jabka siyaasadda Daaroodka

Posted on October 26, 2025October 30, 2025

Boosaaso (Faallo) — Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni waa hoggaamiye ku soo beegmay xilli u eg xilliyo hore oo beelaha Daaroodka ku… Sii akhri

Garowe: Suldaan Garaase iyo isimo kale oo ayiday baaqii isimada Bari

Posted on October 26, 2025October 26, 2025 by Desk

Suldaan Siciid Maxamed Garaase iyo isimo kale oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ayaa soo dhaweeyay baaqii ka soo… Sii akhri

Itoobiya oo qunsul Jeneraal ah u soo magacowday Puntland

Posted on October 26, 2025October 26, 2025 by Desk

Dowladda Itoobiya ayaa qunsul cusub u soo magacowday Puntland, kaas oo lagu magacaabo Gen. Tagesse Lambamo Dimbore. Qunsulka cusub ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close