Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland oo ka hadashay ciidamada ku biiray Federaalka

Puntland ayaa sheegtay in aysa jirin ciidan federaal ay u aqoonsan tahay oo sugan deegaannadeeda iyo heshiis arrintaas ku saabsan… Sii akhri

Posted on November 7, 2025November 7, 2025 by Desk

DF oo baaraysa dhacdo murugo leh oo ka dhacday isbitaalka Banaadir

Posted on November 7, 2025November 7, 2025 by Desk

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay bilowday baaritaan degdeg ah oo ku saabsan dhacdo murugo leh oo hooyo Soomaaliyeed ay ku… Sii akhri

Puntland oo beenisay in ay kaalin ku leedahay colaadda Suudaan

Posted on November 6, 2025November 6, 2025 by Desk

Dowladda Puntlnd ayaa beenisay in ay wax lug ah ku leedahay colaadda Sudaan iyo in garoonka Boosaso looga duulo, taa… Sii akhri

Puntland oo labo go’aan soo saartay

Posted on November 6, 2025November 6, 2025 by Desk

Golaha wasiirada Puntland oo maanta yeeshay shirkoodii todobaad laha ayaa soo saaray labo go’aan oo Puntland ku doonayso in ay… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo safar u baxay

Posted on November 6, 2025November 6, 2025 by Desk

Madaxweyne Siciid Cabullaahi Deni ayaa maanta safar aan la shaacin ugu baxay dalka Isutaga Imaaraadka Carabta oo saaxiib dhow la… Sii akhri

Burcad-badeed Soomaali ah oo afduubay markab shidaal

Posted on November 6, 2025November 6, 2025 by Desk

Koox burcad-badeed Soomaali ah ayaa gacanta ku dhigay markab shidaal siday oo shirkad Giriiga leedahay, sida ay baahisay wakaaladda warar… Sii akhri

Ciidamada PSF oo ku biiray Dowladda Federaalka

Posted on November 6, 2025November 6, 2025 by Desk

Wasiirka gaashaandhigga iyo taliyaha ciidamada xoogga dalka ayaa ka hadlay ciidamada PSF ee Puntland, kaddib markii ay shalay senatarro ka… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dilkii caaqil Cumar

Posted on November 6, 2025November 6, 2025 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysa ka hadashay dilkii caaqil Cumar Cabdullaahi Cabdi oo Maraykanku ku dilay meel dhow… Sii akhri

Yaa ku guuleystay doorashadii duqa Minneapolis?

Posted on November 5, 2025November 5, 2025 by Desk

Natiijada doorashadii duqa magaalada Minneapolis ayaa lagu dhawaaqay, waxaana ku guuleystay Jacob Frey. Frey ayaa ku guuleystay tirinta cododka doorashadii labaad… Sii akhri

Xogta duqeymihii Soomaaliya ka dhacay 2025

Posted on November 5, 2025November 6, 2025 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in lixdii bilood ee u dambeeyay ay dalka ka dhaceen 220 duqeymood oo lagu dilay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close